Loading...

goor mee dhacdadii dhagax tuur dhacday

1 Answer

1 Answer

  1. Erayga Dhagaxtuur macno ahaan waaa labo eray oo la isu geeyay “Dhagax tuur” taasoo ka dhigan dhagaxa tuur. Dhagaxtuur waxa ay ahayd dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message