loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
June 5, 2023 | 7:44 pm |1 Answers

Xubinta dhagTa?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
June 5, 2023, 7:46 pm
Dhegaha oo ah xubin kamid ah xubnaha ugu muhiimsan ee jirka ayaa haddii ey wax gaaraan keenta dhagoollenimada. Sidoo kale qaybta maskaxda ee u qaabilsan maqalka ayaa dhagoollenimo keenta haday wax gaaraan. In kastoo dad badani ku soo dhashaan dhagoolnimada, waxyaabo badan ayaa keena dhibtan, inta ugu badan waxaa ka mid ah duqoowga, shanqadh badan, iyo xanuuno ku dhaca dhegaha iyo maskaxda. Qiyaasta dhagoolnimada ee dadka waxaa loo qeybiyaa sadex: dhegoculeysyar, mid dhexe iyo dhago la'aan dam ah - qof aan waxba maqli karin. Dhegoculeyska yar iyo dhexe ee xanuun ama gaboowgu keeno waa kuwo wax laga qaban karo. Qeyb ahaan waa la daaweeyaa haddii kale qalab lagu xidho dhegaha ayaa ka caawiya maqalka. Tiro dhan 10% shacabka dunida ayaa dhagool ah ama maqalka dhib ka qaba;
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • caawiye Admin
    VOCABULARY Activity 4 with answers
    Mar 30, 2021 - 21:45 |1 Answers
  • Siciida Abdasalaan
    what mean cali phate
    Apr 18, 2023 - 07:48 |1 Answers
  • Maandeeq QueenOH
    Gormuu dhacay Dagalki Badar
    Apr 05, 2023 - 20:26 |3 Answers
  • Maxamed Muxudin
    macnaha to make
    Feb 18, 2023 - 21:50 |1 Answers
  • Hibaaq Farxaan
    compare and contrast the products produced by the two companies mircosoft and apple by looking at any software?
    Apr 15, 2023 - 11:22 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

30

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2026 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img