Loading...

goormay Soomaaliya xornimada qaadatay

7 Answers

7 Answers

  1. goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda qaadateen 26kii bishii june 1960, iyana 1dii luuliyo 1960kii waxaa iyana xornimada qaadatay koonfurta Soomaaliya.

    1. Replying to caawiyepanel
      goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda...

      Somaliya wxay xornimada qadatay 1960

    2. Replying to caawiyepanel
      goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda...

      waa 1969

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message